
Hargeysa(UCID-Media Group)
Labada Xisbi mucaarad ee Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Waddani ayaa si wada jira u soo saaray Warsaxaafadeed ay kaga falcelinayaan hab dhaqanka xukuumada.
Xisbiga Ucid Iyo Xisbiga Wadani ayaa ugu baaqay madaxweyne Biixi, in uu joojiyo “xadgudubyada iyo ficillada gurracann” ee Xukuumaddiisu waddo……


