Hargeysa (UCID-Media Group) Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Ucid Oo Waxaan Loo Dulqaaadan Karin Ku Tilmaamay Hab Dhaqanka Xukuumada Isla Markaana Ku Baaqay Isu Soo Bax Haddii 24ka Saacadood Ee Soo Socda Xuriyiadiisa Loo Soo Celin Waayo Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax