
“Maayirrada Ugu Wanaagsan Ee Dalku UCID Ayay Kasoo Baxeen, Xoghaye Abdiqani Ibrahim Salaf
Hargaysa(UCID-Media Group) “Maayirrada Ugu Wanaagsan Ee Dalku UCID Ayay Kasoo Baxeen, Waliba Haday Ku Shaqayn Lahaayeen Siyaasadda Xisbiga Magaaloyinka Maamulaan Quruxdooda Waa Layaabi-lahaa..,” Xoghaye Abdiqani Ibrahim Salaf