
Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaradka ah ee Xisbiga Ucidoo xafiis cusub oo muhiim ah oo qayb laxaad leh ka qaadan doona dardar-gelinta hawlaha balaadhinta iyo dib u dhiska Xisbiga Ucid ka furtay Degmada Bloomington Ee Gobolka Minnesota, halkaas oo uu xisbigu ugu talo-galay inay qayb ka noqoto goobaha halbawlaha u noqon doona hawlaha Xisbiga Ucid.