
Munaasibad Lagu Shaaciyey Musharax Farxaan Maxamed Cumar Oo U Tartamaya Golaha Wakiilada Gobolka-Togdheer Oo Burco Lagu Qabtay.
Burco (Ucid-Media Group) Munaasibad-balaadhan oo bilan ayaa xalay magaalada Burco loogu wan-qalay, Murashaxnimada Farxaan Maxamed Cumar oo u taagan doorashada golaha Wakiilada, kana sharraxan Xisbiga UCID.
Xafladdan ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana soo buux-dhaafiyay taageerayaal tiro-badan.