
Munaasibad Lagu Shaaciyey Musharax Farxaan Maxamed Cumar Oo U tartamaya Golaha Wakiilada Togdheer
Burco (Ucid-Media Group) Murashax Farxaan Maxamed Cumar Oo Madal Haldoorka Iyo Foolaadka Reer Burco Kulmisay Xisbiga Ucid Ku Shaaciyey In uu Doorashadda Golaha Wakiiladda u Sharaxan Yahay