Berbera (UCID-Media Group) Munaasibadii Xalay ee lagu Shaacinayay Murashax Cali Cismaan(Cali-gurey) ee ka dhacday Berbera.
Waxaa munaasibadaas kasoo qeyb-galay, Masuliyiinta sare ee UCID oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Waxgarad iyo taageerayaal tiro-badan.
Murashaxan ayaa Deegaankiisu isku raaceen, waxaanu u taaganyahay Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Saaxil.
