
Hargeysa (UCID-Media Group ) Murashax C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Labeenta Iyo Haldoor-ka Reer Somaliland
Labeenta Iyo Haldoor-ka Reer Somaliland ayaa Qiray Kartida Iyo Qiimaha Uu Leeyahay Murashax C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo kamid Ah Murashaxiinta Xisbiga UCID Ka Sharraxan.