
Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta hadhimo sharafeed sagootin ah u sameeyey Safiirka Midowga Yurub u qaabilsanaa Soomaaliya & Somaliland Danjire Nicolas Berlanga oo ay dhammaatay muddaddii shaqadiisa.