
Burco ( Ucid-MediaGroup) “Muhimadda Diinwaangalintu, Waa Ina Aanad Mustaqbalkaaga Iyo Noloshaada Daawade Ka Noqon..,” Murashax Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid Prof Axmed Ahmed Muse Abyan .
Prof Abyan, Wuxuu khudbad ka jeediyay, Xafladda Dib U Furista Diinwaangalinta Cod-bixiyaasha ee Gobolka Togdheer oo Burco Ka Dhacday.