Hargeysa (UCID-Media Group) Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid
Ayaa Si Wayn Looga Dareemayaa Xarunta Gobolka Togdheer Ee Magaalada Burco Habsami U Socodka Qabanqaabada Kalfadhiga 7aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid
Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Ee
Xisbiga Ucid Mudane Fuaad M Furre Ayaa Ka War Bixiyey Sida Howsha Qabanqaabadu kalfadhiga 7aad Ee Xisbiga Ucid U Socoto…………