
Berbera(UCID-Media Group)
SAWIRRO: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kaga qeyb-galay Xafladda shaacinta musharaxiinta golaha wakiilada iyo deegaanka ee gobolka Saaxil ee Xisbiga Ucid .
Murashax Cali Mohamed Cilmi ( Cali Gadheer ) Oo u taagan doorashada golaha wakiilada iyo Murashax Cabdiqani Muuse Dalab oo taagan doorashada golaha deegaanka Berbera