
Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad lagu shaacinayo 12-murashax oo u taagan doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka Ee Gobolka Awdal.
Xafladan ayaa ka dhacday Saw Hotel ee Borama.
Dadka ka qeyb-galay Xafladdan ayaa lasoo koobay xaaladda Corona Virus Awgeed.