
Hargeysa(UCID-Media Group)
SAWIRRO: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad balaadhan oo lagu shaacinayay looguna wanqalayay Murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan oo u taagan doorashada golaha deegaanka Hargaysa.
Xafladdan oo ka dhacday Maamuus Hotel ayaa waxaa buux-dhaafiyay hoolka Kumanaan Taageerayaal ah.