
Hargeysa (UCID-Media Group)
SAWIRRO: Xafladii Shaacinta Murashaxiinta kala ah, Murashax Muj Baashe Cabdi-yare(Aarsade) oo u taagan Doorashada Golaha Wakiilada iyo Murashax Deeq Jaamac Caabi oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargaysa ee maanta ka dhacday Hargaysa.
Waxay ahayd munaasibad balaadhan oo haldoor iyo halgamayaal kulmisay.


