Home Wararka “Somaliland Wada Hadal La Furi-mayso Somalia Inta Xukuumadda Farmaajo Talada-hayso..,” Gudoomiye Faysal... WararkaXulashada Wararka Xisbiga UCID “Somaliland Wada Hadal La Furi-mayso Somalia Inta Xukuumadda Farmaajo Talada-hayso..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe By Admin - 214 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp (Hargeysa UCID-Media Group )Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Saxaafadda La Hadlay Ayaa Oo Si Adag Uga Hadlay Arimo Xasaasiya, Sheegayna In Aan “Somaliland Wada Hadal La Furi- Doonin Somalia Inta Xukuumadda Farmaajo Joogo ..,”