)
Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN
Ujeeddo :- Tacsi Tiiraanyo Leh
Hargeysa (UCID-Media Group) Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo DaryeelkaXisbiga Ucid Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Dhamaan Shacbi-waynaha JSL, Gaar Ahaan Md: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Mudane
Yusuf Kayse Abdi Laahi .Iyagoo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Awoogii Marxuum (Cabdi_Xasan_Cilmi (Cabdi_Qudhac).
Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba
Amiiiiin Amiiiin Amiiiin
