Home Wararka Urur-siyaasadeedkii WAABERI oo si Rasmi ah ugu Biiray Xisbiga UCID.

Urur-siyaasadeedkii WAABERI oo si Rasmi ah ugu Biiray Xisbiga UCID.

140
0

Urur-siyaasadeedkii WAABERI oo si Rasmi ah ugu Biiray Xisbiga UCID.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee urur siyaasaddeedka Waaberi Siyaasi Cabdirashiid Ducaale “Shiine”iyo masuuliyiin haldoora ah oo uu hogaaminayey  ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaradka ah ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID ee  Jamhuuriyadda Somaliland
Xafladdan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa Siyaasi Cabdirashiid aad ugu dheeday sababaha uu ku doortay in uu ku soo biiro xisbiga UCID ay ugu horey halka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uu ka taagan yahay qaranimada Somaliland iyo sida uu gaashaanka ugu yahay difaaca qadiyadda Somaliland.
Maanta Waxaan Cudduda Iyo Taageero Ku Dhisaynaa Waa Xisbiga Ugu Dada Wayn Somaliland Ee UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here