
Hargeysa ( UCID-Media Group) Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa si diiran Loogu soo dhaweeyay Deegaanka Maydh ee Gobolka Sanaag
“Waa Nasiib-darro In 30-sanno Aan Waxba Loo Qaban Deegaanka Maydh..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe