London (UCID-Media Group) Daawo: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Gudoomiye Kuxigeenka 3aad Ee Xusbi qarameedka UCID Siyaasi Sicid Omer Oo Kawarmey qabanqaabada shirweynha Xusbiga Ucid Ee Dhawaan kadhacaya Magaalada Burco sidoo kale waxaa uu Sicid Omer Ka hadley Xaalada guud ee Dalka Somaliland isagoo ugu baaqey Dadka Reer Somaliland iney si wada Jira u ilaashadam qaranimadooda.