Hargeysa (UCID-Media Group) Wefti ka socda xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaa hoggaaminaya weftiga Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed.