
Hargeysa (UCID-Media Group)
“Wixii Heshiis Ah Ee Xisbigu La Galaayo Xisbi Kale, Waxaa Awood U Leh Gudoomiyaha Oo Qudha”
“Xisbiga UCID Wuxuu Xilkii Ka Qaaday, Ku Xigeenkii Xoghayaha Guud C/naasir Qodax”.
Af-hayeenka Xisbiga UCID Maxamed Cali Bilaal Oo Shir Jaraa’id Qabtay.