Home Wararka Xil Magacaabis

Xil Magacaabis

142
0

Xil- Magacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe isaga oo tix-raacaya qodobka 23aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga UCID, isla markaana latashaday Guddida Fullinta ee Xisbiga UCID, sidoo kalena arkay baahida loo qabo buuxinta jagadan, waxa maanta oo ay Taariikhdu tahay 28/07/2024 uu xil cusub u magacaabay Md:Maxamuud Cali Muuse (Jiir) in uu ahaado Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga UCID

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here