Home Wararka Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Oo Xaflad U Qabtay Taageerayaal Faro Badan Oo...

Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Oo Xaflad U Qabtay Taageerayaal Faro Badan Oo Ku Soo Biiray

135
0

Waxaa habeenimadii xalay ahayd magaalada Hargaysa ka dhacay kulan balaadhan oo dhex maray Dhalinta Hargaysa iyo Xisbiga UCID.

Waxaana Munaasibaddan kasoo qeyb-galay Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraaabe, Hogaanka xisbiga, qaar kamid ah xoghayayaasha xisbiga iyo taageerayaal Tiro badan.

Dhalinyaradan oo isugu jiray dhamaan Degmooyinka Caasimadda ayaa waxay cod dheer ku sheegeen in doorkan ay cududooda isugu gayn-doonaan sidii u soo Bixi-lahaa Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here