Hargeysa (UCID-Media Group)
Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Khasaarihii Ay Gaysteen Roobabkii Dhawaaan Ka Day Dalka
Si Adag U Dhaliilay Gololayaasha Sharci Dejinta Iyo Dawladaha Hoose
Waxaanu Sheegay In Dawlada Hoose Ee Hargaysa Ay Ku Fashilantay Shaqadadii Ay Bushada U Hayeen Iyo Wixii Loo Soo Doortay Ummadduna Ay Ku Hungowday.
Maanta Waxaynu Joognaa Dal Golayaashii Ummadu Dooratay Mid Keliya Oo Sharci Ku Fadhiyaa Aanu Jirin……. Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga UCID Mudane Proff Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec