Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiayaha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Xuseen Hogaanka Sare Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, G Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Ucid waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Dhamaan Reer Xasan Xaaji Aadam, Iyaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Caaqli Cabdiraxmaan Xasan Xaaji oo Maanta ku Geriyooday Magaalada Falun Ee Wadanka Sweden
