Xisbiga UCID Oo Warqad Furan U Qoray Madaxweynaha Somaliland
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland maalintii shalay aheyd u qoray warqad furan taas oo uu kaga dalbanaayo in uu kala diro golayaasha deeganka dalka oo sharci daro kuraasta ku fadhiy

