Hargeysa (UCID-Media Group ) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa warqad oo ku codsanayo in Cali Gurey u hogaansamo go’aankii Guddida Diinwaangalinta Gelinta Ururada Siyaasada Iyo Ansaxinta Asxaabta qaranka u gudbiyay maanta isla guddidaas.
Warqadan oo uu ku saxeexanyahay Af Hayeenka Xisbiga UCID Mudane Maxamed Xasan Khayre (Shabaash) oo nuqil ka mid ahi soo gaadhay UCID-Media Group ayaa u dhignaa sidatan.