Hargeysa (UCID-Media Group)
Xogayaha Arimaha Guddaha Xisbiga UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Is Casilo
Isla Markaana Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dalka
Gaar ahaan Dilkii Saraakiisha,Xadhiga Siyaasiyiinta Iyo Xaalka Maanta Golaha Baarlamanka