
Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse Abdi Laahi Oo Ka Hadlay Cashuuro Xad Dhaafa Oo Qayral Sharci Ah Oo Xukuumadu Soo Rogtay…
“Xukumadeenu Markay Cashuur Lacageed Doonaysana Waxay u Fikirtaa Sida Dawladaha Americaca Iyo Europe , Markay Wax Qabanaysana”….