Hargeysa (UCID-Media Group)
“Waan U Mahad-naqayaa, Ergooyinkii iyo Dhammaan Intii Kasoo Qeyb-gashay Shirwaynihii Xisbiga UCID”
“Xukuumadda Waxaan Ugu Baaqayna In Ay Faraha Kala Baxdo Golaha Wakiilada”
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, oo maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga, ayaa kaga hadlay qodobo kala Duwan.