“Dalka waxaan doorasho Madaxtooyo ahayni ka dhici-mayso..,”
“Taageerayaasha waanu ka raali-galinayna, waanu ognahay Inay Ka xumadeen labadii Jeer ee aanu la kulanay Muuse Biixi balse dib ula kulmi-mayno “
“Markii Xisbiga WADDANI Xirsi u doortay Gudoomiye ayaa Muuse Biixi kiciyay kacdoonka..,”
“Waxay hayaan Waddadii 1994-kii, waxaa u daliil ah Maxamed Kaahin oo ku hadlayaa luqaddii 1994..,”
“Maxamed Kaahin isagoo Wasiirkii Amniga ah, ayuu haddana khal-khal abuurayaa”
“Waxaan Hambalyeenayaa Mujaahidiintii hadashay ee soo saaray taariikhdii runta ahayd ee Muuse Iyo Maxamed Kaahin ee halganka”
“Dib ula kulmi-mayno Madaxweynaha, waxaanan qaadayna talaabo kasta oo dalka lagu badbaadinayno..,”
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.