Home Video Reer Somaliland-ow Fartiina ha isku Burburinina, anigu Qaran Doon ayaan ahay Guddoomiyaha...

Reer Somaliland-ow Fartiina ha isku Burburinina, anigu Qaran Doon ayaan ahay Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe”

43
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID Ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe

ayaa daaha ka qaaday xogo cusub, sidoo kalena ka hadla qodobbo xasaasi ah.

“Reer Somaliland-ow Fartiina ha isku Burburinina, anigu Qaran Doon ayaan ahay..,”

“Cadawgeenii waxay ku shireen Cumaan waxaanay go’aansadeen inay carqaladeeyaan Doorashadeena..,”

“Tolkay waa Shacabka Somaliland, waxaan leeyahay Shacabow Sadexdayada Murashax waad na kala taqaanaan..”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here