Hargeysa-(UCID-Media Group )-Daawo Waraysi Xasaasi Ah Oo Dhinacyo Badana Taabanaya Oo Lala Yeeshay Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.
Saldhiga Berbera iyo horumarinta dalka Waxa Uu Si Aqoon Ku Dheehantahay Uu U Sharraxay Faa’iddada Iyo Xidhiidhka Soo Jiraanka Ah Ee Somaliland Iyo Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta UAE Iyo Qaybo Kale Oo Xiiso Leh.