JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
لااله الاالله
انالله وااناليه راجعون
قال الله تعالي
(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “
Ref/UCID/037/2017 Date: 30/03/2017
UJEEDDO/ Tacsi Tiiraanyo leh
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Hargeysa (UCID-Media Group ) Hogaanka Sare Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID, Guddida Fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Uti Xubnaha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan GUDDOMIYAHA Xisbiga Ucid ENG: Faysal Cali Waraabe Iyaga oo uga Tacsiyaynaya Geeridi Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid ABTIGII Marxuum AXMED FAARAX JIRE oo Maanta Galinkii Danbe Ku Geeriyooday Dalka Boqortooyadda Sucuudi Arabia .
Marxuunku wuxuu ahaa qof shakhsiyad wanaagsan,bashaasha oo dadkiisa Iyo dalkiisaba jecel
Inaa-Lilaahi-Wa-Inaa-ilayhi-RaajicuuN
Waxaana aanu Allah Uga Baryaynaa Inuu Janatul-Fardawsa Ka Waraabiyo Samir iyo Iimaan Saadiqana ka Siiyo Ehliyadii,Qaraabadii iyo Qoyskii uu Marxuumku ka Baxayba
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس
Amiiiiin Amiiiin Amiiiin
Guddida Fulinta Xisbiga UCID