Xisbiga UCID ayaa duulaan ku tilmaamay arrinta la xidhiidha ganacsade Axmed Cismaan Geelle, oo xukuumadda Jabuuti doonayso in ay dacwad kaga furto Maxkamadaha Somaliland.
” Jabuuti waxa ay la mid tahay takartii Maroodiga isku dultaagtay ee tidhi waan duulayaa ee i ogow, Somaliland waa Maroodi Jabuutina waa Takar, waxa aannu leenahay kuma ogin” Ramaax