Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid
Hargeysa(UCID-Media Group):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid.
Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku ka dhexeeyo iyo taageerayaasha xisbiga in la joojiyo hadalada saxaafadda la isku marinayo
Hoos Ka Daawo Warkan oo Dhan