Home Video Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo...

Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Maxamed Xuseeen Ciise ayaa galabta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub

16
0

Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Maxamed Xuseeen Ciise ayaa galabta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin Johansson oo ay weheliso Ms. Caroline Adriaensen, oo ah Madaxa Iskaashiga.

Waxaana kulankaas lagu lafo guray xaaladda guud ee dalka gaar ahaan, Nabad galyada, Arrimaha Doorashooyinka Somaliland iyo guud ahaan xaaladda Geeska Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here