Home Video Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe...

Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Bulshada reer Gabiley kula shaaheeyay Mid kamid ah maqaaxiyaha ay bulshadu ku kulanto.

50
0

Guddoomiyaha xisbiga UCID ahna Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Bulshada reer Gabiley kula shaaheeyay Mid kamid ah maqaaxiyaha ay bulshadu ku kulanto.

Guddoomiyaha ayaa kasoo laabtay safar uu ku tagay Borama kadib markii uu ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Borama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here