Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday,Rabshadihii Magaalooyinka Qaar Ka Dhacay Iyo Buugii Komishanka Ee Xisbiga WADDANI Soo Bandhigay
Hargeysa(UCID-Media Group) Murrashaxa xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday Somaliland 13-kii Noofember,rabshadihii ka dhacay magaalooyinka qaar iyo buugii ay dhawaan xisbiga WADDANI soo bandhigeen ee komishanku lahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka