Hargeysa (UCID-Media Group )
Xogayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse cabdilahi Ayaa Ku Baaqay In Dabagal Iyo Baadhis Lagu Sameeyo Muddadii Ay Shaqaynayeen Waxay Gaysteen Sharcigana La Horkeeno Dhakhaatiir Dalka Laga Saarayo
Waxaa Kale Oo Uu Ka Hadlay Xoghayaha Yusuf Cawaaqibka Ka Dhalan Kara In Xildhibaanada Xasaanada Lagala Noqdo…………