Xoghaya xidhiidhka gobalada iyo degmooyinka xisbiga Ucid Madane Cabdiqani Ibrahim Salaf ayaa gaashaanka u daruuray sharcinimada awaamirta cusub ee golaha waqtigoodu dhamaaday ee deegaanka Hargaysa soo saareen isagoo iftiiminaya dhaliilahooda kana jawaabay hadalo kasoo yeedhay qaar ka mid ah golahaas.
Home Video Xoghaya xidhiidhka gobalada iyo degmooyinka xisbiga Ucid Madane Cabdiqani Ibrahim Salaf...